๐•‹๐• ๐•˜๐••๐•™๐•–๐•–๐•ฃ ๐•Œ๐•Ÿ๐•š๐•ง๐•–๐•ฃ๐•ค๐•š๐•ฅ๐•ช

โ€œ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ถ ๐—ฎ๐—ตโ€.
Xubinnimada Ururka Jaamacadaha Dunida โ€œInternational Union of Universities โ€œ.
19,July, 2023, Jaamacadda Togdheer; waxa ay si rasmi ah uga mid noqotay Ururka Jaamacaddaha Dunida โ€˜International Union Universitiesโ€™.
Waa guul weyn oo u soo hoyatay bulshadda Reer Somaliland, gaar ahaan bahda wax-barashada sare.
Jaamacadda Togdheer waxa ay tacab xooggan gelineysaa sidii ardayda dhamaysata Waxbarashada sare ay dunida ugu xidhmi lahaayeen, iyaga oo aan la kulmin culaysyada had iyo jeer ay la kulmaan ardayda ka qalin jabiya Jaamacaddaha dalka.
Allah Mahad leh.
๐•‹๐• ๐•˜๐••๐•™๐•–๐•–๐•ฃ ๐•Œ๐•Ÿ๐•š๐•ง๐•–๐•ฃ๐•ค๐•š๐•ฅ๐•ช
“๐“๐ก๐ž ๐‹๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐Ž๐Ÿ ๐“๐ก๐ž ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง”